spot_img
spot_img

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ansixiyay xeer hoosaadka golaha shacabka oo dib u eegis lagu sameeyay.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ansixiyay xeer hoosaadka golaha shacabka oo dib u eegis lagu sameeyay.

170 xildhibaan ayaa ongolaatay,1 xildhibaan ayaa kasoo horjestay.

Mana jiro xildhibaan ka aamusay xeerhoosaadka golaha shacabka oo is badal lagu sameeyay.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal oo kulanka shir guddoominaya ayaa sheegay in dhamaan xildhibaanada qaranka ay cod wada ogol ah ku ansixiyeen xeer hoosaadka oo dib u eegis balaaran lagu sameeyay.

Hase yeeshee waxaa weli horyaal xildhibaanada Baarlamaanka ansixintaa Miisaaniyada sanadka cusub ee 2019 iyadoo waqtiguna uu is gurayo muddo gaabana ay ka harsan tahay sanadka cusub.

Xeer hoosaadkaan ayaa wax badan ka badali doona howlaha hor yaalo xildhibaanada Soomaaliya.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!