spot_img
spot_img

Xildhibaan ka tirsan golaha shacabka oo Muqdisho ku geeriyooday.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Alla ha u naxariisto waxa goor dhaweed magaalada muqdisho ku geeriyooday
xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle Col. Ruush oo ka tirsanaa baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa la sheegay in uu geeriyooday xanuun wadnaha oo soo wajahay.

Col.Ruush ayaa xubin fircoon ka ahaay guddiga dastuurka Baarlamaanka Soomaaliya sidoo kale waxa uu ka mid ahaay golaha aqoonyahanada koonfur Galbeed soomaaliya,waxa uuna xilal kasoo qabta RRA,wuxuuna hadda ahaa Xildhibaan Golaha Shacabka Soomaaliya.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!