Xildhibaan Calasow Oo Sheegay In Guddoomiye Gacal Uusan Awood U Lahayn Inuu Shaqada Ka Joojiyo.

0
152
0 0
Read Time:30 Second

Xildhibaankii uu shaqada ka joojiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay shaqo joojintii lagu sameeyay.

Xildhibaan Cabdullaahi Axmed Calasow ayaa si kulul uga hadlay Shaqo joojintii uu Guddoomiye Gacal ku sameeyay, wuxuuna sheegay in aysan sharci ahayn.

Cabdullahi Axmed ayaa ku celceliyay in Guddoomiye Gacal uusan awood u lahayn inuu shaqada ka joojiyo,isla markaana talaabadii uu qaaday aysan meel ugu oolin xeerhoosaadka Baarlamaanka Maamulka Galmudug.

Tiro Xildhaano ah ayaa maanta kulamo xasaasi ah ku leh magaalada dhuusamareeb oo looga soo horjeedo guddoomiyaha Baarlamaanka.
sidoo kale xildhibaanadan careysan ayaa warqad cabasho ah gaarsiiyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %