
Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland waxaa ku geeriyooday Xildhibaan ka tirsan golaha wakiilada ee Somaliland oo la yiraahdo C/Kariim Aw Cali Shabeel.
Xildhibaanka ayaa la sheegaya in maalmahan uu aad u xanuusanayay isla markaana u geeryooday xanuunkii haayay.
Qaar ka tirsan Xildhibaanada Somaliland ayaa ka tacsiyeeyay geerida xanuunka badan ee ku timid AUN C/kariim Shabeel.