spot_img
spot_img
0 0

Xiisad dagaal ayaa la soo sheegayaa in ka taagan tahay Dagmada Maxaas ee G.Hiiraan

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:31 Second

Wararka aan ka heleyno Degmada Maxaas ee Gobalka Hiiraan ayaa ku waramaya in xiisad dagaal ay ka jirto tuulooyinka hoos yimaada  degmadaasi

Dagaalka ka taagan tuuloo yinka hoos yimaada dagmada Maxaas ayaa u dhaxeeya maleeshiyo beeleed ka soo jeedo goboladda Hiiraan iyo Galgaduud,waxana lagu waramayaa in ay isku heystaan dhul daaqsimeed

Dadka Deegaanka ayaa sheegaya in cabsi badan ay ka jirto duleedka degmada Maxaas.

Dagaalkii maalmo ka hor ka dhacay degmada Maxaas ayaa waxaa ku dhintay ku dhawaad 20 ruux, halka tiro intaa ka badana ay ku dhaawacmeen.

Mana jirto wax wan-waan ah oo dhax martay labada dhinac  ee dirirtu u dhaxeyso

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!