spot_img
spot_img

Xasan Sheekh oo lakulmay Siyaasiin horay xilal kala duwan dalka usoo qabtay,Maxeysa ka wada hadleen?

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan la qaatay Siyaasiyiin horay xilal kala duwan uga sooqabtay Dalka.

Kulanka oo ahaay mid iswareysi ah iyo ayagoo ka wafa hadlay xaalka uu dalka marayo.

Siyaasiinta uu kulanka la qaatay waxa ka mid ahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi ,Ra’iisul wasaarihii hore Nuur Cadde Senetor  Muuse Suudi iyo Gudoomiyaha guddiga dib u heshiisiinta Qaranka Ismaaciil Macalin Muuse.

Kulanka kadib siyaasiinta ayaa waxa ay Xasan Sheekh u sheegeen in dhawaan ay bilaabi doonaan xalinta khilaafka ka dhex aloosan madaxda ugu sareysa ee Dowlada.

Waxaa xusid mudan in Xubnaha uu la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ay qeyb ka yihiin Xildhibaano ka tirsan dowlada Federaalka Soomaaliya.

Xasan Sheekh ayaa si gaar ah u mahadceliyay Xubnahan uu qaabilay, islamarkaana doonaya in ay xal ka gaaraan Khilaafka Siyaasadeed ee udhexeeya Madaxda ugu sareysa ee dowlada Soomaaliya

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!