Xaalada Dagmada Buulo-Burde ayaa saakay daganaansho laga dareemayaa,Xili wali la xalin Tabashada Shacabka Ku Dhaqan Dagmadaas.

0
89
0 0
Read Time:27 Second

Waxa saakay dagan xaalada Dagmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan.
,Iyadoo shalay banaanbaxyo rabshado wato ay ka dhaceen.

Shacabka ku dhaqan dagmada ayaa aad ugu carooday maamulka Hir-shabele oo ay sheegeen in dhib mooyee uu san dheef u keenin.

Dagmada Buulo-Burde ayaa ah Degmo ka go-toonsan dagmooyinka kale ee Gobolka Hiiraan.

Inta la xaqiiyay hal qof ayaa ku dhintay Kadib markii ay ciidamada jabooti ay rasaas noolnool ku kala eryeen shacab dibad-baxyo dhigayay Halkaas.

Ilaa hadda ma jirto wax war ah oo ay soo saareen Maamulka Hir-shabeele.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %