Xaaf Oo si layaab leh ugu Horyimid Ku Dhowaaqista Xildhibaannada Cusub Ee Maamulka Galmudug

0
168
0 0
Read Time:20 Second

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka horyimid ku dhowaaqistii shalay ee Liiska xildhibaannada dowlad goboleedka Galmudug.

Wuxuu sheegay in arrintan u egtahay qorshe ay xukuumadda federaalka ugu diyaar garoobeyso doorashada 2020 ee aanay ahayn dan Galmudug.

Cidda soo saartay Liiskan ayuu sheegay madaxweyne Xaaf iney kula xisaabtami doonaan, islamarkaana aan la aqbali doonin sida ay wax u dhaceen.

Halkaan hoose ka akhriso:

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %