spot_img
spot_img
0 0

Wiil dhalin yaro ah oo isku daldalay magaalada Burco ee gobolka Togdheer.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:28 Second

Burco(Weheliye Online)-Wararka aan ka heleyno magaalada Burco ee gobolka togdheer  ayaa sheegaya in Maydka Wiil dhalinyaro ah lagu arkay gudaha magaaladaasi, kadib markii uu is daldalay 

Booliska Soomaaliland ayaa sheegay in ay baaritaano ku sameyn doonaan sababta keentay in wiilka dhalin yaro ah uu isku daldalo bartamaha magaalada Burco ee gobolka Togdheer.

Lama oga sababta dhabta ah ee ka dambeysa daldalaada wiilka dhalin yarada ah ,dadka deegaanka ayaa walaac xoogan ka muujiyay arinta saaka lagu arkay magaalada Burco .

Booliska ayaa la filayaa  in ay warrbaahinta la hadlaan maanta ka dib baaritanada socda

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!