spot_img
spot_img
0 0

Waxaa saakay xiran qaar ka mid ah  Wadooyinka  waa weyn ee  Magalada Muqdisho.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:34 Second

Waxaa saakay xiran qaar ka mid ah  Wadooyinka  waa weyn ee  Magalada Muqdisho, iyadoo wadooyinka  lagu arkaya Ciidamo fara badan oo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.

Gaadiidka dadweynaha ayaa Ciidamo ka tirsan booliska Soomaaliya ay u diidayaan inay maraan qaar ka mid ah Wadooyinka Magaalada Muqdisho.

Isgoysyada Saakay Xiran Waxaa Kamid Ah

  1. Isgoyska Soobe.
2.Isgoyska banaadir.

3. Ex koontarool Afgooye

4. Isgoyska Danwadaagta

5. Isgosyka Ceelgaabta

6. Isgoyska Tarabuunka.

Ujeedka Xiritaanka wadooyinka ah, xili maanta ku beegan tahay Sanad-guuradii 75aad ee Aas-Aaska ciidanka booliska Soomaaliya oo maanta ka dhaceysa Magaalada  Muqdisho.

Xiritaanka wadooyinka ayaa muqdisho ka noqday tusbax la gooyay,shacabka ayaa inta badan kala kulmo caqabado badan xiritaanka wadooyinka

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!