spot_img
spot_img

Waxa maanta lagu wadaa in lagu dhawaaqo Guddiga doorashada madaxweynaha Koonfur Galbeed Somalia

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Waxa Maanta lagu wadaa in la shaaciyo guddi cusub oo qaabilsan doorashada Madaxweynaha Koofur galbeed, kaddib markii Guddigii hore ay is casileen.

C/qaadir Shariif Sheekhuna ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa la filayaa in uu magacaabo Guddiga doorashada Madaxweynaha, si ay u diyaariyaan howlaha doorashada.

Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa 10 maalin dib loo dhigay, waxaa la filayaa in ay dhacdo 27-ka bishan November.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!