spot_img
spot_img

Waxa maanta lagu wadaa in ay doorasho ka dhacdo Dhuusamareeb

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Maanta waxaa lagu wadaa in magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug lagu soo doorto kursi ka banaan golaha shacabka Soomaaliya.

Kursigan ayaa waxaa iska casilay Cabdulqaadir Gaafoow Maxamuud, oo maanta walaalkii Jeneraal Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud uu usharaxanyahay kursigan.

Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud ayaa horay waxa uu usoo noqday agaasimaha hay’adaha kala ah Socdaalka, Jinsiyadaha iyo  NISA.

Kursigan doorashadii ayaa kolkii la dooranayay xildhibaankii iska casilaya ayaa waxaa ka dhashay buuq badan taa oo keentay in markii danbe doorashada kursigan loosoo wareejiyo magaalada Muqdisho.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!