-1.7 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

Wasiirka Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya oo is casilay,isagoo sheegay inuu xilkiisa uga tagay faragalin lagu haayo maamulka uu kasoo jeedo

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:46 Second

Wasiirkii Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya C/fataax Ibraahim Geesey ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu haayay,isagoo xukuumadda uu ku eedeeyay inay faragalin qaawan ay ku hayaan caburin iyo ku heyso Maamulka Koofur Galbeed,maamulkaas oo uu wasiirka kasoo jeedo.

Shir jaraa’id oo uu muqdisho ku qabtay ayuu ku shaaciyay in uu xilkiisa iska casilay,isagoo xusay in aanay jirin meel dowladda Federaalka ay go’aan kaga soo saartay arrinta Koofur Galbeed in la farageliyo.

Waxaa uu sheegay in aanay jirin meel go’aan looga gaaray in doorashada Koofur Galbeed looga reebo Mukhtaar Roobow, lana soo xiro, isla markaana la soo afduubto.

Geesey ayaa ku dhaw in aanu marqaati ka sii ahaan karin waxa uu ugu yeeray dulmiga lagu haayo dadka Soomaaliyeed iyo meel lagu hareer marayo ku dhaqanka Dastuurka.

Shacabka iyo siyaasiinta Maamulka koonfur galbeed ayaa si weyn uga soo horjeeda qorshaha ay dowladda ka damacsan tahay maamulkaas.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!