-1.7 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

Wasiirada Arrimaha Dibbada Itoobiya iyo Eritrea oo soo gaaray Caasimadda Muqdisho

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:32 Second

Jowhar(iftinews network) –Wasiirada Arrimaha Dibbada Itoobiya Dr. Workneh Gebeyehu iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Eritrea Cusmaan Saalax ayaa ka soo degey garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Wafdigan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay wasiiro ka tirsan dowlada federalka Soomaaliya iyadoo loo gelbiyay Madaxtooyadda dalka.

Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in wafdigan ay kula yeelan doonaan magaalada Muqdisho kulan heer wasiiro arrimo dibadeed ah.

Madaxda dalalka Itoobiya,Eritrea iyo Soomaaliya ayaa la rajeynayaa inay kulan heer Madaxweyne ay ku yeeshaan caasimada dalka ee Muqdisho.

Ammaanka Magalada Muqdisho ayaa maanta aad loo adkeeyay,waxana xiran inta badan Wadooyinka Waaweyn ee Magalada Muqdisho,waxana wafdigaan la kulmi doonaan Madaxda Dowladda Soomaaliya.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!