spot_img
spot_img
0 0

Wasiir Ka Tirsanaa Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Muqdisho ku geeriyooday

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:27 Second

Ala Ha u Naxariistee waxaa xalay Magaaladda Muqdisho ku geeriyooday Macalin Maxamuud Maxamed Axmed (Macalin Jiis) oo kamid ahaa Xildhibaanadda Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya sidoo kalana ahaa wasiir ka tirsanaa Maamulkaas.

Macalin Jiis ayaa la sheegay in mudooyinkii dambe uu xanuunsanaa islamarkaana uu  xalay ku geeriyooday isbitaalka Banaadir ee Magaaladda muqdisho.

Macalin Maxamuud(Macalin Jiis) ayaa haatan ahaa wasiiru Dowlihii wasaarada Bay’adda ee Xafiiska madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, sidoo kalana wuxuu kasoo mid noqday noqday Xildhibaanadii Baarlamaanadii 6-aad iyo 7-aad ee KMG ahaa ee Soomaaliya

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!