Wasiir ka tirsan Maamulka Puntland oo Muqdisho ugu geeriyooday cudurka Covid19.

0
186
0 0
Read Time:20 Second

Wasiirkii deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Puntland, Dr. Ismaaciil Diiriye Gamadiid ayaa cudurka Covid19 ugu geeriyooday magaalada Muqdisho.

Wasiirka ayaa maalmo kahor diyaarad looga qaaday magaalada Garowe kadib markii xaaladiisa caafimaad ay soo xumaatay oo ay neef ku dhegtay.

Waxaa uu kamid ahaa wasiiraddii Puntland xanuunka uu ku dhacay markii ay arimaha gurmadka u joogeen magaalada Qardho.

Waa wasiirkii ugu horeeyay ee Puntland katirsan oo cudurka u geeriyooda.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %