spot_img
spot_img
0 0

Wariye ku dhaawacmay qarax loogu xidhay gaarigiisa+sawiro

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:26 Second

Qaraxa oo ahaay nuuca gaariga lagu xiro ayaa ka dhacay isgoyska shaqaalaha ee magalada Muqdisho,gaariga qarxay ayaa la sheegay inuu ahaa gaariga weriye Ismaaciil Sheekh Khaliifa.

Dhaawaca wariyaha ayaa loola cararay isbitaalka Digfeer,iyadoo halkaas lagu dabiibayo,

Dad ka agdhawaay halka uu qaraxa ka dhacay ayaa noo xaqiijiyay in uu dhaawaca wariya uu cuslaay,waxaana dhaawaca uu ka gaaray dhabarka ama kiliyaha maadaama Qaraxa loogu xiray kursiga gaariga

Wariyaasha Somalia ka howlgalo ayaa tacadiyadaa la kulma mana hekaan cadaalad iyo cid wax ka qabata dhibkooda

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!