spot_img
spot_img
0 0

Wareysi:- Weerarro Al-Shabaab ku Qaadday Saldhigyo Militariga soomaaliya ay ku leeyihiin Gobolka Sh.Hoose.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:27 Second

Mas’uuliyiinta Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada dawladda ay iska caabiyeen weerarro ay saacadihii hore ee saaka kusoo qaadeen maleeshiyada Al-Shabaab saldhigyada ciidamada ee magaalooyinka Bariire iyo Awdheegle ee Gobolka Shabeellada Hoose.

Weerarradan ayaa la sheegay inay iskugu jireen qaraxyo iyo weerar ay gaysteen maleeshiyaadka.

Haddaba, sida ay wax u dhaceen ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Cabdulqaadir Maxamed Nuur Siidii.

HALKAAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA

X:-VOAsomali

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

1 COMMENT

Latest article

error: Content is protected !!