spot_img
spot_img

Wareysi: Abdirashiid Janan oo faahfaahiyay heshiiska uu la galay Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Iyo Talaabada xigta ee uu qaadayo.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Shalay waxa magaalada Balad-xaawo ee gobolka Gedo gaarey xubno uu hor-kacaayo wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, Cabdirashiid Janan, oo hore halkasi ciidamo isaga taabacsan ay kula dagaallameen kuwa dowladda Soomaaliya.

Janan, ayaa waxa soo dhaweeyay madax ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Wariyaha VOA, Aaden Maxamed Salaad, ayuu haddaba, uga waramay Cabdirashiid Janan, heshiiska uu la galay dowladda Soomaaliya.

X:-VOASomali

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!