-1.7 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

WARBIXIN: Hamigii Marxuum Gaashanle Max’ed Cabdiwaaxid ,Halgankii Uu Ku Jiray & Aaminsanantiisii! “

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:26 Second

Mohamed Abdiwahiid Farah Taliyihii Guutada 6-aad ee ciidamada Gorgor ayaa ku geeriyooday dagaal dhax maray ciidamadii uu hogaaminayay isaga iyo kooxda Al shabab .

Dagaalkan waxa uu daqiiqada ka hor ka dhacay War-Ciidse iyo Aqabduco oo ka tirsan Sh/Dhaxe.

Wuxuu ahaa Mid ka mida Saraakisha da’da yar ee taba barka ku soo qaatay dalka Turkiga.

Somalia waxay weysay Mid ka mida halyeeyadii lafadhabarka u ahaa waqtigan ciidamada Somalia.

Alla yaraxma .

WARBIXIN: Hamigii Marxuum Gaashanle Max’ed Cabdiwaaxid ,Halgankii Uu Ku Jiray & Aaminsanantiisii! “

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!