spot_img
spot_img

Wararkii ugu dambeeyay Shirka saaka ka furmaya Muqdisho (Amisom oo damaanad qaaday amaanka goobta shirka iyo Madaxda Maamul Goboleedyada).

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Saaka oo Isniin ah abaaro 9:00 subaxnimo ayaa la filayaa in kulan uga furmo madaxda Soomaalida, si heshiis looga gaaro muranka dhinaca doorashooyinka Madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa hada ku wada sugan magaalada Muqdisho.

Hadaba kulanka saaka iyo waxa laga filan karo waxaa warbixintan ku eegeysa Falastin Ahmed Iman

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!