spot_img
spot_img

War Deg Deg:-Wariyayaasha oo Loogu Yeeray Madaxtooyadda iyo Muqtaar roobow oo shaacinayaa inuu ka tanaasulay doorashada KGS

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Waxa goor dhaw warbaahinta loogu yeeray Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya.

Sida ay inoo xaqiijiyeen qaar kamid ah Wariyayaasha ka howl gala magalada Muqdisho.

Waxaa daqiiqadaha soo socda lagu wadaa in Warbaahinta la hadlo Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur), oo khamiistii laga soo xiray Magaaladda Baydhabo.

Sidoo kale warar dheeraad ah ayaa sheegaya in Roobow uu ka hadli doono in uu ka haray Doorashadda iyo in kale.

wariyaasha ayaa hadda kusii jeeda xarunta madaxtooyada villa somalia.

Wixii kusoo kordha kala soco jftinews.com

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!