spot_img
spot_img

War deg deg ah: Ciidamada Itoobiya oo xoog ku ka xeestay Mukhtaar Rooboow Cali Abuu-Mansuur, maxa ka jiro in xabsi la dhigay

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Warar iminka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ku waramaya in ciidamo ka tirsan kuwa Itoobiya gurigiisa si qasab ah kala baxeen Musharaxa Madaxwynaha maamulka Koofur Galbeed Mukhtaar Rooboow Cali Abuu-Masuur.

Xaalada magaalada Baydhabo ayaa lagu soo waramayaa in ay kacsan tahay,Waxana laga cabsi qabaa in ay ka dhacaan banaan baxyo xoogleh kaas oo lagu taagerayo Mukhtaar Rooboow Cali Abuu-Masuur.

Mukhtaar Rooboow waxaa uu ka mid yahay musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, horeyna dowladda Soomaaliya qoraal ay u soo saartay waxaa ay ku sheegtay in uusan xilkaa u tartami karin.

Ma jirto wax war ah oo ay kasoo saareen Maamulka koofur Galbeed oo la xariira xariga lagula kacay Mukhtaar Rooboow Cali Abuu-Masuur.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!