War Dag Dag ah:- Guddoomiyihii rugta ganacsatada Jubaland iyo dad kale oo lagu dilay qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Kismaayo.

0
167
0 0
Read Time:22 Second

Kismaayo_Weheliye :- Alah unaxariistee Shaafi Raabi Gudoomiyihii Rugta Ganacsiga ee Jubbaland ayaa Goordhaw ugeeriyooday Dhaawac kasoo gaaray Qarax uu la beegsaday Qof ismiidaamiye ah Xili uu kasoo baxay Masjid uu ku Tukaday Salaadi Jimco ee Maanta.

Marka laga soo tago ruuxa is-miidaamiyey, inta la xaqiijiyey laba qof oo guddoomiye Shaafi ku jiro ayaa geeriyootay.

Sidoo kale in ka badan 5-qof oo u badan ilaaladii guddoomiyaha ayey dhaawacyo kala duwan ka soo gaareen qaraxaas.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %