Waddooyinka Ugu Muhiimsan Muqdisho Oo Saaka Xiran

0
104
0 0
Read Time:18 Second

Waxaa saaka xiran inta badan waddooyinka magaalada Muqdisho.

Ciidamada Koofiyada Casta ee madaxtooyada ayaa la sheegaya in ay xireen waddooyinka.

Waddooyinka la xiray waxaa ka mid ah , Maka Al-Mukarama iyo waddooyin kale.

Warar aynu helnay ayaa sheegaya in sababta loo xiray waddooyinka ay yihiin  in maanta la furi doono wasaaradda waraabka oo horay dib u dhis lagu sameeyay.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %