Waddooyinka Qaar Ee Muqdisho Oo Saaka Xiran

0
89
0 0
Read Time:25 Second

Waxaa saakay guud la xiray waddooyinka ugu muhiimsan Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

Ciidamada Booliska ayaa u diidaya gaawirada gaarka iyo kan shacabka inay isticmaalan waddooyin dhowr ah, waxaana keliya loo ogolaanayay inay maraan gawaarida masuuliyiinta dowladda.

Waddooyinka ay ciidanka Saaka xireen waxaa ka mida, Isgooysyada Banaadir , Taleex , Tarabuunka , Maka Al-Mukarama iyo Waddooyin kale.

Sababta loo xiray waddooyinka ugu muhiimsan Muqdisho ayaa loo maleynaya, Munaasabad weyn oo la filayo inay maanta ka dhacdo  Magaalada Muqdisho oo lagu xusayo Qaraxii nafaf badan Galaftay ee Soobe.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %