spot_img
spot_img

Waa maxay sababta ay Saciid Dani iyo Axmad Madoobe ay u diidan yihiin Shirka AFISYOONi?(seddax Qodob oo la isku hayo ).

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Waxa saacadihii lasoo dhaafay magalada Muqdisho ka furmay shirkii wada tashiga madaxda m/goboledyada iyo m/dowlada Fadaraalka Soomaaliya.

Shirka oo ka socdo xarunta teendhada AFISYOONI ayaa waxa kasoo baxaya in madaxda maamul goboledyada kala ah Juballand iyo Puntland ay ka maqan yihiin shirka.

Sida Weheliye Online heshay madaxda Axmed Modoobe iyo Saciid Dani ayaa aaminsan in shirka ay waday Besha caalamka ay af-duubteen madaxda dowlada fadaraalka,sidoo kale aan lagu heshiin ajendaha looga hadlayo shirka,qodobbo horay laga soo guuray iyo in aysan aheyn shirkii ay beesha caalamaka ku casuumtay oo ay u yimideen Magalada Muqdisho.

Saddexda arin ee la isku mari la,yahay ayaa kala ah.

1:- cidda sida saxda uga qeyb galeyso Shirka.

2:-Arimaha looga hadlayo Shirka.

3:-waxii dhacay 19-ka in laga heshiiyo
Sida
.Amniga Doorashada
.Awooda dowlada xiliga kala guurka in la xadido
.Damaanad qaad fulinta doorashooyinka

Dhamaan arimahaan oo is biirsaday waxey cadeyn muuqata u yihiin in madaxda dhamaan ay doonayaan doorasho in la qabto balse lagu kala aragti duwan yahay qaabkii loo qaban lahaay doorasho xur iyo xalaal ah,Balse waxa la filayaa in lagu heshiin doono shirka maanta muqdisho ka furmay.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!