Waa kuma madaxweynaha cusub ee la doortay ee maamulka Hirshabeelle?

0
69
0 0
Read Time:31 Second

Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) waxa uu Dhashay sanadkii 1974-tii.

Waxa uu Ku dhashay Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Waxbarashada dugsiyada hoose dheexe iyo sare waxa uu kusoo qaatay Magaalada Jowhar.

Wuxuu waxbarashada heerka koowaad ee jaamacadda ka qaatay Somali International University.

Waxaa uu horay u soo noqday Madaxii Maaliyadda Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe, Xilligii Maamulkii Maxamed Dheere 2001-2006-dii.

Waxaa uu noqday Guddoomiye kuxigeenka gobolka Shabeellaha Dhexe xilligii dowladdii KMG aheyd sanadihii 2007-2009-kii.

Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Dhexe ayuu soo ahaa sanadihii 2014 2016-kii.

Bishii October sanadkii 2016-kii ayaa loo doortay Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %