spot_img
spot_img
0 0

Uganda oo Taliye cusub usoo magacaawday Ciidamada ka jooga Soomaaliya,Brig Michael Kabango

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:32 Second

Taliska Uganda ayaa u magacaabay Brig Michael Kabango inuu badalo taliyahooda ciidamada ee Soomaaliya Brig Paul Lokech, kaas oo jagadaasi hayey tan December sanadkii tagay.

Taliyaha loo soo magacaabay somalia,waxaa uu ahaa taliyaha qeybta 5aad ee waqooyiga Uganda balse shaqadaasi ka hor waxaa uu ka shaqeeyey Soomaaliya, si fiicanna waa u yaqaan.

“Waa Asakri aad u shaqo fiican, adag isla markaana ay Afrikaannimada ku weyn tahay” sidaasi waxaa yiri afhayeenka ciidanka Uganda Brig Richard Karemire .

Ciidamada Uganda waxaa ay qeyb ka yihiin AMISOM, waxaa ayna Soomaaliya joogeen tan iyo 2007-dii.

Waxana la filayaa in uu si rasmi ah ula wareego xafiiska ciidamad uganda ee somalia.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!