-1.4 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

TVGA somali state oo lagu eedeeyay inuu joojiyay baahinta Dhaantad.

Must read

Read Time:29 Second

Muuqaal baahiyaha Dowlada Somali state ee dalka Ethiopia ayaa lagu dhaliilay in ay hoos u dhigeen baahinta iyo soo saarista Dhaantada .

Dowladii hore ee uu hogaaminayay (CMC) ayaa lagu xasuustaa iney kaalin weyn ka qaadatay soo nooleynta Hiddaha iyo dhaqanka ay leedahay umadda somaliyeed .

ubwaanada iyo fanaaniinta ayaa ugu baaqay in TVga laga soo daayo dhaantada si fanka uusan hoos ugu dhicin heerka uu maanta taagan yahay

mar su,aal laga weydiiyay maareeyaha TVga ayuu sheegay in Barnaamijyada TVga labadalay oo lagu badalay baarnaamijyo waxtar u leh bulshada halkii markii hore lagu baahin jiray dhaanto.

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!