spot_img
spot_img
0 0

TOOS: Wararkii ugu dambeeyay ee doorashada maamulka Koonfur Galbeed+Sawiro

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:16 Second

Hoolka doorashada ay ka dhaceyso ayaa si rasmi ah u furmay, waxaana goobta la keenay sanaadiqda codbixinta.

Waxaana halkaasi ku sugan qaar kamid ah saraakiisha guddiga doorashada.

Saacadaha soo socda ayaa la filaya inay si rasmi ah u bilaabato doorashada.

Hoolka doorashada waxa banaanka ka taagan xildhibaanada dooran rabo Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

 

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!