spot_img
spot_img

Taliska Booliiska oo beeniyay in ay ciidan horbleh geeyeen Garoonka Diyaarada Muqdisho: “Ma jiraan ciidan lagu daabulay Garoonka Aadan Cadde.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Taliska ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa beeniyay warar sheegaya in ciidamo horleh la geeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Bayaan ka soo baxay booliiska ayaa waxaa lagu sheegay in aysan jirin wax ciidan dheeraad ah oo lagu kordhiyay ciidamada ilaaliya garoonka.

Hoos ka akhriso qoraalka

- Advertisement -

More articles

1 COMMENT

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!