spot_img
spot_img

Shiikh Xassan Daahir oo fariin culus u diray Farmaajo, walalo ha ceeboobin,Dhagaha Fur,Dadkaan waa Dadkii aad ….

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo Xabsi Guri ku jira ayaa Fariin adag u diray Madaxweyne Farmaajo. Halkaan ka aqriso kadib aragtidaada hoos ku reeb

“Farmaajo dhagahaaga fur, caqligaaga fur. Dadkaan waa dadkii aad ogeyd. Ha fududeeysan. Waa qatar cadiim dadkaanu”

“Hawiye, Majeerteen iyo Ogaadeen waa kuwii hilfaha u qaaday dowlad 20 sano jir ah oo aad u xooganeyd. Makula tahay inay u daahayaan dowlad 4 sano jir ah oo tabarteeda aan arkeeyno”

“Hadii aadan Xamar Xidido kulaheen ma joogi kartid. Ku quusqaado Cabdullahi Yuusuf oo Xamar dabaabad kusoo galay ilaa markii dambe la gaarsiiyay inuu iscasilo”

“Cali Maxamed Geedi waxba kuuma tarayo. wuxuu badbaadin lahaa Cabdullahi Yusuf. Runtaan kuu sheegayaa Hadii xabad dhacdo iyagana safka ayey galayaan”

“Sidaad ogeyd ayaa laguu soo dhoweeyay, maanta hadii lagu tufo iska tag oo dhibka dhaaf”

“War walaalow si quman ku joog ama si quman kubax. Umadaan dhibka ka dhaaf. Oo ha galin maalmo aysan hada ku jirin oo laga soo gudbay. Ilaaheey ka baq. Maxamed Siyaad Barre ayan hortiisa ka iri ilaaheey ka baq. Adna waan ku dhahayaa”

Fariinta xassan Daahir ayaa ku soo adeysa xili dalku uu ku jiro firaaqo dastuuri ah oo aan wali laheyn halkii laga gudbi lahaay waqtiga kala guurka.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!