
HORDHACA SHEEKADA:
Qisadani waa fariin xambaarsan arimo badan oo cibro qaadasho leh,
Waa dhacdo xannuun badan oo ka tarjumeysa nolosha beenleyda ah ee adduunyada,
Waa qiso soo tabineysa fariin murugo iyo farxad leh iyo in adduunyada aan la iska daba ridin,lana yasin dadka liita,
Ileyn Alle qofna kalama uusan ballamin daciifnimo ,qofna horumar
Aqristow ha moogaan sheekadaan xiisaha baddan waxeyna soo baxeysaa jimco kasto haduu Alle idmo
waa diyaarintii bahda iftinews.com
thanks waan dadaaleynaa inshallah
mahad sanidiin iftinews waan sugeynaa sheekadan inshallah