SHACABKA MUQDISHO OO AAD U SOO DHAWEYAY FURITAANKA WADOOYINKA MUQDISHO

0
140
0 0
Read Time:31 Second

Qaar ka mida wadooyinka waaweyn ee Magaalada muqdisho ayaa xalay laga qaaday dhag-xaantii ku jarbeed.

Isgoysyada la furay waxa ka mid ah Sanca, Darjiinka, Siinaay Florence, Shiikh Ali Suufi, Tarabuunka, Seybiyaano iyo Isgoysyo kale.

Shacabka ku dhaqan dagmooyinka xayiraada laga qaaday ayaa isla xalay bilaabay in ay iska gudbaan si nabad ah, waxeyna shegen in ay aad u soo dhaweynayaa tilaabada ay Dowlada hoose qaaday.

Dadka falaqeeya siyaasada ayaa sheegay in furitaanka wadooyinka ay Madaxtooyada uga dhigan tahay guul siyaasadeed oo ay doonayaan in ay ku olole ku galaan,kadib saddex sano iyo bar shacabka ku dhaqan muqdisho laga jawaabi waayay qeyladooda.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %