spot_img
spot_img

SAWIRRO: Banaanbax ka socda Dagmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Banaanbaxyo ayaa ka soconayo Dagmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir kadib markii shacabka ku dhaqan dagmadaas ay iskugu soo baxeen isgooyska fagax ee degmada Yaaqshiid.

Shacabka Banaanbaxa dhigayaa ayaa ka careysan dil la sheegay in loo geystay wiil darawal Bajaj le ahaa oo ku sugnaay halkaas.

Banaanbaxa ayaa looga soo horjeeddaa maamulka degmada iyo Ciidanka dowlada Soomaaliya ee ka howlgala degmada oo la sheegay in ay ku guuldareysteen in ay soo qabtaan Ciidamo dilay xalay wiil Mooto Bajaajle ahaa.

Ciidamo ka tirsan dowladda ayaa xalay Isgoyska Fagax ku dilay Axmed Jiley oo ka mid ahaa dhalinyaradda kunool Xaafaddaasi ee ku shaqeysta Mootooyinka.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!