Safiirkii Soomaaliya ee wadamada Austria, Belgium iyo Yugoslavia oo geeriyootay

0
162
0 0
Read Time:32 Second

Dalka Canada waxa ku geeriyootay Allah ha u naxariistee Faadumo Maxamed Eenoow, oo hore u soo noqotay safiirka Soomaaliya ee dalalka Austria, Belgium, iyo Yugoslavia.

Allah ha u naxariistee Geerida danjire faadumo ayaa aad u taabatay dhamaan shacabka ku dhaqan wadamada ay ka soo howl gashay,waxana lagu xasuustaa wanaagii ay u gashay inta ay joogtay xafiiska safiirnimo.

Prof Maxamed Haji Mukhtaar oo barre ka tirsan Jaamacadda Savana ee gobolka Georgia ee dalkan Mareykanka ayaa Sahra Cabdi Axmed uga waramay aqoontii uu u lahaa Danjire Faadumo.

X:-VoaSomali

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %