RW Rooble Oo Ka Hadlay Hanaanka Doorashooyinka Dalka

0
67
0 0
Read Time:31 Second

Ra`iisal wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta majaraha u haayay shirka habsami u socodka hanaanka doorashooyinka dalka.

Marka hore shirka ayaa lagu gorfeeyay marxaladihii kala duwana ee uu soo maray doorashooyinka iyo qaabka ay tahay in dowladda ay u fuliso.

Ra`iisal wasaare Rooble ayaa sheegay in dowladda Federaalka ay ka go`antahay inay fuliso qadabadii lagu heshiiyey oo ay ka mid ahayd in dalka ay ka dhacdo doorashooyin xasiloon.

wuxuu kalo Ra`iisal wasaaraha sheegay in dhamaan laamaha kala duwan ee amniga ay diyaar u yihiin dardargelinta fulinta qorshaha amniga codbixiyaasha, musharaxiinta iyo maamuleyaasha doorashooyinka ee ku sugan goobaha codbixinta ka dhacayso.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %