Rooble oo xilkii ka qaaday eedeysane Fahad Yaasiin,Hogaan cusubna u magacaabay hay’adda NISA

0
610
0 0
Read Time:16 Second

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaqa-joojin ku sameeyay agaasimaha hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-Sugidda Qaranka Fahad Yaasiin, sida lagu xaqiijiyay qoraal rasmi ah oo ka soo baxay xafiiska Ra’isul Wasaaraha.

Rooble ayaa faray Fahad Yaasiin in muddo sadex maalood gudahood ah uu xilka hay’adda NISA ku wareejiyo.
Halkaan ka akhriso

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %