spot_img
spot_img
0 0

Raysal wasaare Rooble oo kulan deg deg ah isugu yeeray xubnaha guddiga doorashada gobolada Waqooyi( Maxey tahay sababta)?.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:16 Second

Raysal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa isugu yeeray kulan deg deg ah xubnaha guddiga doorashooyinka gobolada Waqooyi.

Kulanka ayaa si gaar ah ugu dhici doono xafiiska Raysal wasaare Rooble, waxaana lagu shaaciyay qoraal kasoo baxay xafiiska wasiiru dowlaha xafiiska Raysal wasaaraha in kulankan uu yahay mid muhiim ah.

HALKAAN KA AKHRISO

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!