spot_img
spot_img

Ra’iusul Wasaare Rooble oo muddo 48 saac u qabtay in warbixin dhameystiran ku keenaan kiiska Ikraan Tahaliil oo lagu tuhmay Fahad Yaasiin.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Ra’iusul Wasaare Rooble oo muddo 48 saac u qabtay in warbixin dhameystiran ku keenaan kiiska Ikraan Tahaliil oo lagu tuhmay Fahad Yaasiin.

Ra’iusul Wasaaraha xukumada Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shacabka la hadlay ayaa sheegey in aan lagu qanci karin warbixintii hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed ay ka soo saareen dilkii Ikraan Tahliil Faarax, oo ka tirsaneyd hay’addaas.

Rooble, ayaa madaxda NISA u qabtay 48 saacadood, oo ay ku keenaan warbixin intaasi ka badan.

Wararkii ugu dambeeyay ee arrimhaasi waxaa Muqdisho ka soo direy C/qaadir Maxamed Cabdulle.

X:-Voasomal

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!