spot_img
spot_img

Ra’isul wasaare Kheyre Oo magacaabay Booskii Uu Iska Casiley C/fitaax Geesey

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Ra’iisul wasaare  Xasan Cali Kheyreayaa ayaa magacaabay wasiirka wasaaradda howlaha guud, dib-u-dhiska iyo guriyenta.

Xilkaan ayaa  loo magacaabay Cabdi Aadan Hoosow, sida lagu xusay wareegto uu soo saarey Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka.

Shalay ayaa xilkan waxaa isaga casilay C/fitaax Geesey, sababo la xiriirta farogelinta ay dowladda federaalka ku hayso maamulka K/galbeed.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!