Ra`iisul Wasaarihii Hore Ee Soomaaliya Oo La Kulmay Xildhibaanada Somalida Kenya.

0
99
0 0
Read Time:18 Second

Xasan Cali Kheyre Ra`iisul wasaarihii hore ee xukumada Soomaaliya ayaa kulamo muhiim ah la qaatay Xildhibaano Soomaliyeed oo ka mida Baarlamaanka Kenya.

Kheyre ayaa kulankii uu la yeeshay xildhibaanada ku tilmaamay mid wadatashi.

Xasan Cali Kheyre ayaa wada olole ku aadan doorashada soo socota, isagoo sidoo kale kulan wadatashi ah Dalka Jabuuti kula qaatay Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %