Ra`iisal Wasaare Rooble Oo Dhagax Dhigay Xarun Muhiim Ah

0
51
0 0
Read Time:23 Second

Ra`iisal wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Roobe ayaa maanta dhagax dhigay xarun muhiim u ah shacabka Soomaaliyeed.

Ra`iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhagax dhigay xarunta Gurmadka qaranka oo loogu talagalay in ay daboosho baahiyaha deg dega ah.

Xaruntan ayaa uruurin doonta Macluumaadka halista soo socota, lana wadaagi doonta dhinacyada ay khuseyso.

Ra`iisal wasaare Rooble ayaa u mahadceliyay dowladda Sweden iyo Bangiga Adduunka oo maalgalinaya dhismaha xarunta, oo lagu soo gaba gabeyn doono muddo gaaban.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %