spot_img
spot_img
0 0

Ra’iisal wasaare Kheyre oo maanta Muqdisho ka furay shir caalami ah oo looga hadlayo Ganacsiga iyo Horumarada dhaqaale ee dalka

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:34 Second

Shir looga hadlayo Ganacsiga iyo Horumarada dhaqaale ee dalka ayaa waxa uu ka furmay magaalada Muqdisho.

shirkaan oo ahaa mid muhiimadiisa u leh Ganacsiga somalia ayaa waxa kasoo qeyb galay shirkado Ganacsi oo heer caalami iyo kuwa Maxaliga ah iyo dowladda Federaalka Soomaaliya.

waxaana shirkaasi ka qeyb galaya ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya  Xasan Cali Kheyre iyo xubno kale oo ka

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Maxamed  Cabdi Xayir (Maareeye) oo qudbada dheer ka jeediyay shirka Ganacsiga Somalia ayaa aad u bogaadiyay wadamada Somalia ka taageero dhaqaalaha.

Waxaa uu bilaawga shirka ka sheegay Wasiir Maareeye in la joogo  xiligii Soomaaliya la maalgashan lahaa isagoo shirkadaha caalamiga ah  ugu baaqay in ay kusoo dhiiradaan maalgashiga Soomaaliya.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!