spot_img
spot_img
0 0

Qarax Miino oo goordhow ka dhacay Muqdisho

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:24 Second

Qarax miino ayaa waxaa uu ka dhacay wadada 30-ka gaar ahaan meel u dhaw saldhiga degmada Yaaqshiid, iyadoona la soo warinayo in uu khasaaro ka dhashay qaraxaasi.

Goobjoogayaal ayaa KNN u sheegay in qaraxa uu ahaa miino  la dhigay  laamiga dhinaciisa.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Qaraxa lala eegtay Guddoomiyaha degmada Yaaqshiid oo xilligaasi wadadaasi marayay.

Ilaa iyo hada lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxa

Ciidamada ammaanka ayaa gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay, iyagoona halkaasi baaritaano ka wada.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!