Qarax Khasaaro Geeystay Oo Ka Dhacay Gobolka Sh/Dhexe

0
76
0 0
Read Time:29 Second

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Qarax khasaaro geystay oo kadhacay
meel u dhow degmada Mahadaay ee gobolka Sh/dhexe.

Qaraxa ayaa dhaliyay khasaaro badan, wuxuuna si gaar ah uga dhacay degaan la yiraahdo Miir Tuuge, qaraxa ayaana ah miinada nooca dhuulka lagu aaso, waxayna la kacday Mooto ay saarnaayeen dad shacab ah oo waddada marayay, waxaana jira khaasre dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray dadka shacabka ah ee miinada lagu bartilmaameedsaday.

Ma ahan markii ugu horeysay oo qarax miino ka dhaca gobolka shabeellaha Dhexe, tiro dhowr jeer ah ayaa lala beegsaday masuuliyiin ka tirsan maamulka Hirshabelle.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %