
Wararka aan ka heleyno gobolka shabelada hoose ayaa sheegaya in maanta qarax xoogan uu ka dhacay inta u dhaxeysa Walaweyn iyo Warmaxan ee G.Sh.hoose
Qarax ayaa la sheegay in lala eegtay gaari caasi ah kaa oo ay saarnaayeen sida la xaqiijiyay ciidamada military ah oo u socday dagmada warmaxan
Wax yar kadib waxa goobta soo gaaray ciidamo dowlada kuwaaso howlgalo ka sameeyay goobta uu qaraxa ka dhacay
war ay soo saaren Al_Shabaab ayeey ku sheegeen in ay ku dileen ilaa 4 askari oo ka tirsanaay ciidamada xoogga somalia kuna dhaawaceen 6 kale sidokale waxey sheegeen in ay ku dileen sargaal ay magaciisa kusoo koobeen Gaadaay
Majiro wax war ah oo intaa dhaafsan oo kasoo baxay maamulka K G somalia iyo ciidamada military somalia oo ku saabsan qarax ka dhacay Shabelada Hoose.