Qaramada Midoobay Oo Ka Shiraya Xaalad Halis Badan Oo Soomaaliya Ka Jirta.

0
132
0 0
Read Time:33 Second

Golaha Ammaanka ee QM ayaa maanta shir xasaasi ah ka yeelanaya warbixin laga gudbiyay Soomaaliya.

Sida wararka ay sheegayan Khubaro ayaa ka aruuriyay Soomaliya iyadoona ay hor geeyen Golaha ammaanka, waxaana la filaya in maanta laga doodo.

Xogta ay Khubarada ka gudbiyeen Soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah Inay isku milmeen Alshabaab iyo hay`addaha dowladda, iyadoo xogtaan lagu sheegay in Alshabaab ay lacag farabadan ay ka aruursadaan ganacsatada Soomaaliyeed.

Waxaa khubarada warbixintaan diyaariyay ay ka kooban yihiin lix khuburo kuwaas oo ay shaqadooda tahay inay dabagal ku sameeyan isku dhex milanka alshabaab iyo dowladda.

Golaha Ammaanka ayaana maanta si kulul uga doodaya xaaladahas murugada leh ee soomaliya ka jirta.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %