-1.4 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

Qaar kamid ah Culimaa’udiinka Soomaaliyeed oo Madaxweyne Farmaajo ugu baaqay ‘in uusan kursiga isku-dhajin’

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:27 Second

Qaar kamid ah Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa madaxda Soomaalida iyo mucaaradka ugu baaqay in ay isku tanaasulaan, isla markaasna u turaan shacabka Soomaaliyeed.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u soo jeediyay in uusan kursiga isku dhejin.

Sidoo kale Sheekh Cusmaan Usuulli ayaa isagana tallo guud u soo jeediyay madaxda Soomaalida.

Warbixin arrinkaasi ka hadleysa waxaa inoo diyaariyay wariyeheena Xuseen Cabdulle Maxamed.

Hoos ka dhageyso


X.KNN

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!